Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulan xasaasiya oo dhexmaray Safiirka Maraykanka iyo Axmed Madoobe
    Puntland

    Kulan xasaasiya oo dhexmaray Safiirka Maraykanka iyo Axmed Madoobe

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safarka Safiirka Safaarada Maraykanka ee Somaliya uu ku tagay Kismaayo,wuxuu daarnaa Laba Qodob oo kala ahaa…..

    1.Dhiirigelinta Ciidamada JL oo qarka usaaran in ay Jamaame ka saaraan AS.

    2.Siyaasada iyo doorashada 2026.

    Dhanka Ciidamada Safiirku,wuxuu bogaadiyay Ciidamada JL,wuxuuna ballan qaaday in ay xoojinayaan hawlgallada Cirka ee ay ku taageerayaan hawlgalka socda.

    Dhanka siyaasada Safiirku,wuxuu ku booriyay Mw Axmed Somalidu in ay ka heshiiso khilaafaadka dhexyaal.

    Si gaar ah Safiirku,wuxuu fariin ka siday Xasan Shiikh oo ka hor intuusan kasoo bixin Muqdisho ay Taleefoonka kuwada hadleen,taasoo ah in uu diyaar uyahay wadahadal.

    Mw Axmed,waa soo dhaweeyay fariintaas,wuxuuna usheegay Safiirka in uusan waligiiba diidin wadahadal,isla markaana hada diyaar uyahay.

    Maalmaha soo socda,waxaa Kismaayo isaguna ku aadan Wakiilka QM ee Somaliya.

    Booqashooyinkan,waxay uyihiin Axmed Madoobe guulo siyaasadeed,waxaana sharciyad noqotay dib udoorashadiisii,iyadoo Villa Somaliya ay diidan tahay.

    Waxaa kaloo fashilmay cunaqabatayntii socdaal iyo Maxkamadii Villa Somaliya kusoo oogtay Axmed Madoobe.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.