Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh
    Puntland

    Mucaaradka Muqdisho oo qaadacay doorashada Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 24, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Mucaaradka Muqdisho erayo adag oo loo hakan karo ayay u isticmaaleen diidmada doorashada Xasan Shiikh…

    1.Doorasho aan loo marin sharciyad.

    2.Gudi doorasho oo aan loo dhamayn.

      3.Doorasho Hal Xisbi wada jilayo.

      4.Doorasho miisaaniyadeeda halka ay ka imaanayso aan la aqoon oo aan ku jirin miisaaniyada Dowlada.

      5.Doorasho habkeeda diiwaangelinta aysan cadayn.

      6.Doorasho aan lahayn kormeerayaal dhexdhexaad ah.

      1. Doorasho natiijadeeda aan la aamini karin.

      8.Doorasho aan haysan aqoonsiga saamilayda siyaasadeed ee Somalida.

      Dooda mucaaradku ku diideen doorashada Xasan ee Xamar,waa gadmaysaa xaqiiqiyan.

      Xasan Shiikh Afar Sano kadib markii loo doortay Mw Somaliyed Xaafada Kaaraan,ayuu dhigtay Santuuq uu Beeshiisa cod uga doonayo,halkii ay ahaan lahayd Afar sano kadib Somali oo dhan in uu gaarsiiyo doorasho Qof iyo Cod ah,waana natiijada hogaamintiisii laga dhaxlay.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      June 2, 2026

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      June 1, 2026

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      June 1, 2026
      Latest Posts

      Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

      Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

      In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

      Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

      Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

      At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

      Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

      Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

      Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

      Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.