Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?
    Somalia

    Faallo:-Maxaa sababay baaqashada Wasiirka Shiinaha Ee Muqdisho?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laba diyaaradood oo Ciidankii ilaaladiisa ahaa saaran yihiin,ayaa weli kusii sugan Xamar,waxaana dhici karta Berri in uu yimaado.

    Dhanka Villa Somaliya,way diyaar garowday,waana uxirtay Magaalada.

    Balse dhanka Wasaarada Arimaha dibada Shiinaha ayay wax ka baaqdeen,mana usheegin Villa Somaliya waxa sababay baaqashada.

    Safiirka Shiinaha ee Muqdisho oo lasoo xiriiray Villa Somaliya,wuxuu sheegay in isaga xataa lagu wargeliyay daqiiqadii ugu danbaysay baaqashada.

    Shiinuhu,waxay go’aanka baaqashada ku gaareen qorshe ugaar ah oo la xiriira amaanka.

    Safarka Muqdisho ee Wasiir Arimo dibadeedka Shiinuhu,wuxuu qayb ka ahaa socdaalka sanadlaha ah ee uu ku maro Afrika,waxayna muujinaysaa muhiimada Shiinuhu siinayo Somaliya marka uu ka dhigtay Afarta Wadan ee sanadkan la booqanayo mid ka mid ah Somaliya,balse Somaliyq uma ahan siyaasad waxtar leh booqashadiisu oo waxaan ku farxayn Reer Galbeedka.

    La dirirka Villa Somaliya ee Israa’iil,waxay ugu kici doontaa qiimo weyn.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.