Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Air Force One oo ay qabsatay cillad Koronto
    Somalia

    Air Force One oo ay qabsatay cillad Koronto

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 21, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Air Force One,ayaa wajahday cilad xagga korontada ah, xilli ay waday Madaxweyne Trump oo ku sii jeeday dalka Switzerland.

    Cilladan qasabtay,ayaa sababtay in Trump uu adeegsado diyaarad kale oo yar oo Boeing 757 ah,si uu u sii wato safarkiisa uu ku tagayo magaalada Davos si uu uga qeybgalo shir madaxeedka dgaqaalaha (World Economic Forum).

    Afhayeenka Aqalka Cad,Karoline Leavitt,ayaa sidaas xaqiijisay.

    Air Force One ,waa Diyaarad leh nidaamyo ka hortaga weerarrada iyo xiriiro isgaarsiineed oo Madaxweynaha Mareykanka uu kula hadli karo dhammaan Talusyada Ciidamada Mareykanka meel kasta oo ay joogaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.