Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland iyo Jubaland oo ku qanci waayay Warqada sumad la’aanta ah Ee…..
    Puntland

    Puntland iyo Jubaland oo ku qanci waayay Warqada sumad la’aanta ah Ee…..

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sida ay ii sheegeen Ilo muhiim ah,waxay ubadan tahay in shirka loo wareejiyo dalka dibadiisa,taasoo haday dhacdo Xasan ku ah dhabarjab siyaasadeed oo isagu sabab u yahay.

    Ilaa iyo hada madaxa,ayaa layskula jiraa,waana lays mari waayay,waxayna GMS shuruud ka dhigeen….

    B.Qaadashada masuuliyada,wixii dhacay 1-Feb.

    T.Damaanad qaad amnigooda oo ay helaan.

    Warqada tahriibka ah,wax macno ah way samayn wayday oo kama gadmin Madaxtooyooyinka PL iyo JL…..

    1.Warqada sumad Xaafiiseed gaar ah oo ay kasoo baxday maleh.

    2.Warqada kuma cada cida ka danbaysay amarkii lagu celiyay Ciidanka.

    3.Warqada kama turjumayso jiho qaadatay masuuliyada wixii dhacay oo bixinaysa raaligelin.

    GMS halkii la aadaba,waa ugu badisaa.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.