Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.
    Puntland

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 5, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Sidoo kale in Maraykanku si gaar ah ula macmiilo PL mahan wax fudud,iyadana.

    Maraykanka iyo PL,waxay iska kaashanayaan….

    1.Amniga.
    2.Ganacsiga.
    3.Macdanta.

    Siyaasada Labada Waji leh in ay soo laabato,waa guul siyaasadeed oo loo baahnaa.

    Somaliya uma baahna Dowlad dhexe oo xoog leh ee waxay ubaahan tahay DG awood leh iyo Dowlad dhexe oo utaagan astaanta Wadanka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    February 5, 2026

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    February 5, 2026

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    February 5, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Maraykanka oo kordhinaya Saldhigyadiisa Milleteri Ee Geeska Afrika

    Muxuu salka ku hayaa dagaalka Magaalada Baydhabo ka qarxay?

    Puntland iyo Jubaland oo ku qanci waayay Warqada sumad la’aanta ah Ee…..

    Iran oo weli udabci la’a cadaadiska Maraykanka

    Maraykanka iyo Puntland oo iska kaashanaya amniga iyo Macdanta

    Faallo:-Bosaso oo horumar samaysa,waa PL oo horumar samaysay.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.