Galdogob : 08 February 2026 : Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay munaasabadda Caleemasaarka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.
Munaasabadda waxa ka qeybgalay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirisaaq Axmed Saciid, Masuuliyiin ka socda Dowladda Federaalka ah, Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Hoggaan Dhaqan oo ka yimi guud ahaan Soomaaliya.
-DHAMMAAD –
- XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOYADA DOWLADDA PUNTLAND-
