Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.
    Puntland

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Puntland oo isku duuban Siyaasiyan iyo Dhaqan,waxaa si guul leh ugu soo dhamaaday Caano shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Saldanada Tanade,waa mid ka mid ah Saldanooyinka reer Puntland oo maqaamka sare leh.

    Sidoo kale Beesha Tanade,waa mid ka mid ah Beelaha Hilbaha sare wax laga siiyo ee reer PL.

    Caana shubka Ugaaska,waxay Somalida kale tustay sida reer PL iskugu duuban yihiin oo uyihiin Bulsho Geed fadhi leh.

    Aadbaan ugu faraxsanahay in ugu danbayn lagu Caano shubay Ugaas Leelkase isku raacsan yahay oo sii wada doorkii curadnimo ee Beeshu ku lahayd Mudug,PL iyo Somaliya.

    Wixii la muujiyay Maanta sharaf ayay noo ahayd.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.