Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulankii GMS iyo DFS oo isfahan waa kusoo dhamaaday
    Puntland

    Kulankii GMS iyo DFS oo isfahan waa kusoo dhamaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii 1-Aad,waa laysku fahmi waayay oo waa lagu soo kala kacay…….

    1.Xubnaha GMS,waxay Miiska la yimaadeen Hal qodob oo ah…..

    B.Doorashada aan ka heshiino oo Gudi usaarno hadaan wada joognaa.

    2 Mw.Xasan,wuxuu ku jawaabay dib iigu dhiga ka hadalka doorashada Qaran oo waxaan qabanayaa doorashada Golayaasha Deegaanka iyo Xildhibaanada heer DG.

    Kadib GMS,way ku diideen soo jeedintiisii,waana kasoo dareereen fadhigii,kadib Xasan,ayaa kasoo daba hadlay,iyaga oo fadhiya Shir ugaar ah oo qirshaynaya in ay soo saaraan Warmurtiyeed,wuxuuna ka codsaday Laba qodob oo kala ah….

    1. In aysan soo saarin Warmurtiyeed.
    2. In Berri laysku soo laabto.

    Waa aqbaleen GMS oo Berri,ayaa markale laysku laabanayaa.

    Sida aan xogta lagu helayo Xasan Shiikh Sabtida,ayuu ubaxayaa Dalka dibadiisa oo wuxuu aadayaa Talyaaniga iyo Wadamo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.