Waa fariin toos ugu socota Xasan Shiikh oo ka timid Qaramada mudoobey qoraalka kasoo baxay.
“Intaan mudo xileedka Dastuuriga ah kaa dhamaan,heshiis doorasho gal”,ayay xigmada fariinta QM xanbaarsan tahay.
Waa dhiirigelin,cadaadis iyo digniin,isaga si gaar ah utaabanaysa,maadaama cida mudo xileedka Dastuuriga ah ay ka dhamaanayso ay isaga tahay.
Qoraalka QM,wuxuu yimid kadib markii kulankii Maanta uusan ku bilaaban niyad wanaag oo Xasan laga dareemayay qorshe ila meerayso ah.
Halkan ka akhriso:-

