Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaalkii Iran iyo Maraykanka-Israa’iil oo toos u bilowday
    Puntland

    Dagaalkii Iran iyo Maraykanka-Israa’iil oo toos u bilowday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Weerar hordhac u ah hawlgalka balaaran ee Maraykanka iyo Israa’iil ee ka dhanka ah Wadaada Iran,ayay qaadeen Ciidamada Israa’iil.

    Marka la qiimeeyo diyaar garowga socday,waa la filayay in 48 saac gudahood dagaalku qarxi karo.

    Iran oo haysata Gantaalo culus oo fara badan,waxay khasaare baaxad leh gaarsiin doontaa Dhulka Israa’iil iyo Wadamada Carabta ee Maraykanku ku leeyahay saldhigyada Milleteri.

    Sidoo kale,waxay xiri doonta marinka Badeedka muhiimka u ah qulqulka Shidaalka aduunka,taasoo dhaqaalaha caalamka saamayn ku yeelan doonta.

    Balse ugu danbayn Iran awood uma yeelan doonto haday dagaalkan gasho in ay si kama danbays ah isku difaacdo,waxaana dhici doonta…..

    1. In la burburiyo awoodeeda difaaca.
    2. In la wiiqo awoodeeda weerarada Gantaalada.
    3. In gudaha Dadkeedu kaco oo nidaamka ay ka hor yimaadaan.
    4. In ugu yaraan marka ugu danbaysa qaybo ka mid ah Dhulkeeda laga faramaroojiyo marka awooda wax maamul ee Wadaadu diciifto,kadibna Dowlad kale laga dhex abuuro oo aqoonsi ka hesha Galbeedka.

    Wadaadu masii jiri karaan haday dagaal weyn galaan,lkn waxbay sii galaafan doonaan oo khasaare baaxad leh ayay Bariga dhexe ugu tagi doonaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.