Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .
    Somalia

    Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 2, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Warqadaas,waxay Diblomaasiyiintu sheegayaan in loogu digayay Aadan oo loo sheegay Laba qodob….

    1 .In uu joojiyo Dastuurka aan loo dhamayn waxkabadalkiisa.

    2. In uu fasaxo Xildhibaanada xayiran.

      Xasan Shiikh,wuxuu la’a yahay kooramka Baarlamaanka,gaar ahaan Aqalka sare,waana midaas mida walwalka ku riday oo uu Xildhibaanada Isbaarada ugu dhigtay oo hadana dhaqaale ku baayacayo.

      Xildhibaanadii PL iyo JL 90% banaanka ayay ka joogaan Baarlamaanka.

      Xildhibaanadii KG,waa kala jabeen.

      Xildhibaanada Beelaha Hawiye in badan oo ka mid ah banaanka ayay ka joogaan Baarlamaanka.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

      March 2, 2026

      Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

      March 1, 2026

      Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

      March 1, 2026
      Latest Posts

      Wakiilka QM,wuxuu gaarsiiyay Aadan Madoobe Warqad ka socotay BC .

      Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Iran iyo Maraykanka-Israa’iil?

      Wararkii ugu danbeeyay dagaalka Maraykanka/Israa’iil iyo Iran

      Xasan Shiikh oo hawada ka celiyay diyaaradii siday Xildhibaanada PL ku matalayay Baarlamaanka

      Madaxweynaha PL oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Labada Aqal Baarlamaanka Fadaraalka ku matala PL

      Faallo:-Maxay ka dhigan tahay dilka hogaamiyihii sare Ee Iran?

      Yaa lala dilay hogaamiyihii sare Ee Iran?

      Iran oo weeraro ku ekaysiisay Wadamada Khaliijka Carbeed

      Faahfaahin khasaaraha ka dhashay weerarada Iran Ee Imaaraadka

      The Ministry of Defence (MoD) announced that the UAE today was subjected to a blatant attack

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.