Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Xog:-Weerarada Wadaada Iran Ee Imaaraadka Carabta
    Somalia

    Xog:-Weerarada Wadaada Iran Ee Imaaraadka Carabta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 8, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    17-Gantaal oo Ballistika ah iyo 117 Dron ah (UAVs) ayay Iran kusoo riday Imaaraadka Maanta.

    16-ka mid ah Gantaalada Balaastikada,waxaa burburiyay oo ka hor tagay nidaamka difaac ee Imaaraadka, halka 1-Gantaal uu ku dhacay Badda.

    Sidoo kale 117-Dron,waxay difaaca Imaaraadku burburiyeen 113 ka mid ah,halka Afar ay ugudubtay gudaha Dalka.

    Tan iyo markii ay bilowdeen weerarada Wadaada Iran ,waxay kusoo rideen Imaaraadka…

    1. 238 Gantaal oo nooca Ballistikada ah,waxaana la ga hor tagay 221 ka mid ah,15 waxay ku dhaceen Badda,2 kalena,waxay ugudbeen gudaha.
    2. 1,422 Drons,,kuwaas oo 1,342 ka mid ah laga hor tagay, halka 80 ay ugudbeen gudaha dalka.
    3. 8-Gantaal oo nooca loo yaqaano Cruise missiles,kuwaasoo laga hortagay dhamaantood.

    Weerarada Wadaada xagjiriinta ah Iran ee socda mudada Todobaadka ah,ayaa sababay geerida Afar Qof oo shacab ah,waxayna ukala dhasheen.. ….

    Pakistaan.
    Nebaliis.
    Bangaladhesh.

    Waxaa kaloo ku dhaawacmay 112 Qof Shacab ah,kuwaasoo ay soo gaareen dhaawacyo fudud iyo kuwa meel dhexe ah.

    Dadka dhaawacmay,waxay kasoo kala jeedaan Wadamada kala ah…

    Imaaraadka.
    Masar.
    Suudaan.
    Itoobiya.
    Filibiin.
    Pakistan.
    Iran.
    Hindiya.
    Bangaladhesh.
    Sirilaanka.
    Aserbajaan.
    Yemen.
    Uganda.
    Eretrereya.
    Lubnaan.
    Afgaanistaan.
    Baxrayn.
    Komoros.
    Turkiye.

    Warbixintan,waxaa shaacisay Wasaarada Difaaca Imaaraadka Carabta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.