Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?
    Puntland

    Dagaalka Iran saamayn maku yeeshay dhaqdhaqaaqa Dekeda Bosaso?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 9, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saamaynta uu ku yeeshay dagaalka Iran dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Dekeda Bosaso,ayaa aad kooban ilaa iyo hada.

    Hadaba…

    Dekeda Bosaso,ayaa ku xiran Dekedaha kala ah…..

    1.Dekeda Kandala Hindiya.

    2.Dekeda Xamria Imaaraadka Carabta.

    3.Dekeda Marfa ee Imaaraadka.

    4.Dekeda Jabel Cali ee Kunteenarada Imaaraadka.

    5.Dekeda Jida ee Xoolaha Sacudi Carabiya.

    6.Dekedaha Masar ee Maraakibta raashinka keenta iyo kuwa Xoolaha u qaada iskugu jira.

    7.Dekeda Qadar oo Doonyo ay Xoolo uqaadaan.

    8.Dekedaha Cumaan ee Doonyaha Badeecada guud.

    9.Dekedaha Hindiya ee Maraakiibta raashinka sida tooska ah uga keena.

    10.Pipe line-ka Shidaalka ee Maraakiibta.

    Gaadiidka Janbiyada Dekeda ku xiran Maanta,waxay kala yihiin….

    1.Markabka Suvari oo raashin toos uga keenay Hindiya.

    2.Afar Doonyood oo Dubai ka yimid.

    3.Laba Doonyood oo Cumaan ka yimid.

    4.Laba Doonyood oo Yemen ka yimid.

    1. Hal Doon oo Xoolo uqaadaysa Cumaan.

    Gaadiidka raran ee sugaya in ay kusoo xirtaan Janbiyada Dekeda,ayaa kala ah….

    1.Maraakiib shidaal sida.
    2.Maraakiib raashin sida.
    3.Doonyo badeecado kala duwan wada oo ka kala yimid…

    B.Imaaraadka.
    T.Cumaan.
    J.Hindiya.
    X.Yemen.

    Dekeda Bosaso si weyn ayay ucamiran tahay mana jirto saamayn la arki karo oo uu ku yeeshay dagaalka Iran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.