Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran
    Somalia

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 14, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaacista Jasiirada Kharg,waxay ahayd muhiimad weyn,sababtoo ah,waa halka ay ka dhoofto 90% Saliida ay ku dhaqdhaqaaqayaan Wadaadada.

    Saliida ugu badan ee Jasiirada ka dhoofta,waxaa qaadan jiray Shiinaha,isagana,wuxuu Maraykanku u fasaxay iibsashada Saliida Ruushka.

    Hadii Wadaadada laga naafeeyo Sadex qaybood,waxaa soo deg-degaysa in ay dumaan….

    1.Dhamaan fududeeyayaasha soo saarista iyo dhoofinta Saliida.

    2.Kaydka Gantaalada iyo Warshadaha soo saara.

    3.Talisyada hogaaminta iyo Saraakiisha wax hogaaminaysa.

    Sadexdaas marka laga naafeeyo,waxaa fududaanaysa in Marinka Hormos Gacanta Wadaadada laga saaro.

    Hadii Marinkaas Gacanta lagu dhigo,waa guul weyn,waxaa kaloo la xakameeyay Saliida shacabka Iran ee Wadaadadu ku tagrifalaan.

    Hawlgalku,wuxuu socdaa Laba Todobaad oo shaqo fiican la qabtay,balse,wuxuu usii baahan yahay Labo Todobaad oo kale.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.