Waxaa hoos udhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos.
77 Markab,ayaa ka gudbay ilaa iyo hada Bishan Maarso,halka markii la barbardhigo Sanadkii tagay bishan oo kale ay ka gudbeen Hormos 1,229 Markab.
Haday Wadaadu helaan Hubka wax gumaada,isla markaana uu xoogoobo xiriirkooda Shiinaha,waa khatar la taaban karo.
Maraykanku fahamkaas,ayuu haystaa oo wuxuu ku xisaabtamayaa in aan Laba arin ugacan gelin Shiinaha,kuwaasoo kala ah….
- Saliida Iran.
- Marinka Hormos ee muhiimka ah.
Maraykanka oo ka duulaya ujeedooyinkaas,ayaa hawlgalkan qaaday,waxaana uqorshaysan in uu Ciidamo Kumaadoos ah geliyo Hormos.
Khatarta ugu weyn ee jirtaa,waa Wadaada xagjiriinta ah ee uu Gacanta ugu jiro Marinkaas muhiimka u ah caalamka.
