Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?
    Puntland

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xasan,wax walba oo uu ku hor istaagi karo imaanshaha Baydhabo ee Laftagareen,waa isku dayay oo Ciidamada Itoobiyaanka ee jooga Baydhabo iyo xataa Abiy,waa la hadlay.

    Si kale hadii loo yiraahdo,waa ka fashilmay Xasan inqilaabkii Laftagareen uu la damacsanaa.

    Sidii Fahad u inqilaabay Shariif Xasan,ayuu isku dayay in uu Xasan u inqilaabo Laftagareen,balse Itoobiyaanka,ayaa ka diiday oo fashiliyay qorshihiisii.

    2000 oo Askari oo Itoobiyaan ah,ayaa jooga Baydhabo,waxayna Gacanta ku hayaan amniga Madaxtooyada iyo garoonka diyaaradaha.

    Laftagareen,waxaa looga fadhiyaa markuu dhamaysto wada tashiga Golihiisa in uu ku dhawaaqo Sadex qodob oo kala ah…..

    1. Ka bixida Xisbiga JSP ee Xasan.
    2. Diidmada Falaadka Dastuurka ee XSM.
    3. Qabsashada doorasho dadban oo weliba deg-dega.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    March 18, 2026

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    March 18, 2026
    Latest Posts

    Israel oo dishay hogaamiyihii dadbanaa Ee Iran

    Xasan Shiikh oo ku fashilmay inqilaabkii Laftagareen uu la damcay?

    Maxay ka dhigan tahay tagida Baydhabo Ee Mw Laftagareen?

    Maxay ka dhigan tahay xiriir ujarida KG Ee DFS?

    Weerarada Gantaalada iyo Drons-ka Ee Iran ka imaanaya oo hoos usii dhacaya

    Faallo:-Doorka Putin ee dagaalka Galbeedka Aasiya Maraykanka/Israa’iil iyo Iran?.

    Hoos udhac weyn oo ku dhacay Maraakiibta ka gudabaya Marinka Hormos

    Faallo:-Garaacista Jasiirada Hoyga u ah Saliida Iran

    Xamaas oo kaga hor timid Iran weerarada Wadamada Khaliijka

    Difaaca Cirka Imaaraadka Carabta oo fashiliyay weeraro ka yimid Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.