Ciidamada Israa’iil 5-saac ka hor ayay xaqiijiyeen geerida Lararanjaani iyo xubnaha kale.
Laaranjaani,wuxuu ahaa hogaamiyaha saxda ah ee hogaaminayay Iran.
Madaxweynaha magac uyaalka ah mahan Nin awood leh oo siyaasadana wax badan ka fahansan,wuxuu ahaa Dhakhtar ka hor soo gelidiisa siyaasada,waxaase shaqada waday Laaraanjaani oo ah khabiir diblomaasi ah oo soo jireen ah,isla markaana Wadaadada u ahaa Xubin muhiim ah.
Dilka Laaranjaani,waa dhabarjab weyn oo ku dhacay Wadaadada mana helayaan cid buuxin karta booskiisa.
Tan iyo intii hawlgalku bilowday,waxaa Wadaadada laga laayay Madax sare,Khuburo Saynis iyo Saraakiil Ciidan oo fara badan.
