Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran
    Offshore oil rig drilling platform in the gulf of Thailand 2015.
    Puntland

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka ee dagaalka lagu hayo Wadaadada xagjiriinta ee afduubka uhaysta Shacabka ilbaxda ah ee Iran.

    Dagaalkan sida uu xaqiijiyay Maraykanku ma soo gabagaboobayo Todobaadyadan,taasoo sii cakiraysa dhaqaalaha,waxaana mar horaba ka dhashay….

    1.Soo saaristii Tamarta oo yaraatay,markay yaraatayna,waxaa qaaliyoobay Saliidii.

    2 .Saliidii markay qaaliyowday,waxaa ka dhashay sicir barar.

    1. Sicirbararku,wuxuu keenay,Warshadihii Korontadii,Gaadiidkii iyo Cunnadii oo kor qiimahoodu ukaco.

    4.Markay noloshu qaaliyowday waxaa ka dhashay in wax iibsigii yaraaday oo hakad ku yimid maalgashigii.

    5.Markii maalgashigu yaraaday,waxaa jahwareeray suuqyadii caalamka oo waxaa dhashay in uu luudo kobaca dhaqaalaha caalamka.

    Marinka Hormus,wuxuu si gaar ah muhiim ugu yahay Aasiya iyo Yurub,waxaana haatanba muuqda hoos udhac dhaqaalaha Shiinaha iyo Hindiya.

    Dhanka Wadamada Khaliijka,waxaa soo gaaray hoos udhac weyn oo dhaqaale…..

    B.Dubai oo Lacagta ugu badan uu ka imaanayay adeeg,waxaa istaagay diyaaradihii oo sababay dalxiiskii oo yaraada,waxaa kaloo hakad galay shaqada 290 Bangi iyo 500 oo hay’adood oo dhaqaalaha ah oo daganaa Dubai.

    T. Qatar,waxaa shaqadii istaajisay xaruntii ugu waynayd sifaynta Saliida Raaslafaan oo $20 Bilyan oo wax soo saar ah soo saaraysay.

    J.Baxrayn,waa la mid Qatar iyo Imaaraadka.

    X.Sacuudiga saamaynta balaaran ee uu ku yeeshay Wadamada kale dagaalku kuma yeelan.

    Si kastooy tahay dhaqaalaha Maraykanka dagaalkan waxba masoo gaarsiin marka laga soo tago hoos udhaca dhaqaalaha caalamka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.