Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?
    Puntland

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 23, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ninka ay wada hadleen Maraykanka,waa Afhayeenka Baarlamaanka Iran Maxamad Baghar Galibaf.

    Dhexdhexaadinta,waxaa galay Dowladaha Pakistaan iyo Turkiga.

    La xaajoodka Ninkan,waxay hoosta ka xariiqaysaa in hadafyadii hawlgalka loo qaaday kii ugu mudnaa si dadban loo gaaray oo hogaamintii Iran ay si dadban uga wareegtay Wadaadada ama hogaamiyaha sare oo ay uwareegtay hogaan macquul ah oo caalamku la macmiili karo.

    Waa awood muuqata Maanta Ninkan oo buuxiyay boosaskii hogaamiyihii ruuxiga ah ee dhaawacan,Madaxweynaha magacuyaalka ah,Wasiirka arimaha dibada ee aan saamaynta lahayn iyo Ninkii awooda qarsoon lahaa ee khabiirka ku ahaa wadaxaajoodyada ee la dilay Laarajaani.

    Maxamed Baghar,waa Ninka la sadaalinayo in uu hogaamiyo Iranta mustaqbalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.