Warka ka imaanaya Koonfur Galbeed,ayaa sheegaya in Cabdicasiis Lafta Gareen markale loo doortay xilka Madaxwaynaha,isla markaana si dhaqso ah loo dhaariyay.
24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa lagu qabtay doorashooyinka Barlamaanka, Guddoonka, iyo Madaxweynaha maamulka, taasoo muujinaysa hannaanka degdegga ah ee doorashooyinka Gobolka.
