Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya
    Puntland

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    20-kii Sano ee udanbeeyay,wixii lasoo dhisayay Xasan Shiikh,ayaa burburiyay xaqiiqiyan.

    Maanta caalamka,wuxuu uxaqiijiyay Xasan Sadex Qodob oo kala ah…..

    1.In aysan jirin hay’ado Fadaraaliya oo ku dhisan sharciyad.

    2.In aysan jirin nidaam Dowladeed oo xushmad leh oo Somalidu haysato.

    3.In AS iyo Maamulada Koonfurtu isku milan yihiin oo ay wada shaqayn karaan markay doonaan.

      Bartamaha iyo Koonfurta Dalka,waxa ka socda,waxay muujinayaan in aysan dhawayn Qaranimo Somaliyed.

      Follow on Google News Follow on Flipboard
      Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

      Related Posts

      Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

      March 28, 2026

      Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

      March 28, 2026

      Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

      March 28, 2026
      Latest Posts

      Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

      Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

      Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

      Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

      Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

      DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

      Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

      Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

      Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

      Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

      Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
      • Home
      • Puntland
      • Somalia
      • News in English
      © 2026 Idil News

      Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.