Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay
    Puntland

    Wasiirada cusub Ee Dowladda Puntland Oo la dhaariyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2026No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 02 April 2026: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta goobjoog ka noqday Munaasabadda dhaarinta xubnaha Wasiirada Cusub ee Dowladda Puntland, oo ka dhacday Qasriga Madaxtooyada , waxaana dhaariyey Wasiirada Garsoore Siciid Axmed Faarax oo ka tirsan Maxkamadda sare ee Dowladda Puntland.

    Xubnaha Wasiiradda: –

    1. Waxaa Cabdirashiid Barkhad Warsame loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha diinta.
    2. Waxaa Cabdi Xirsi Cali Qarjab loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha, Federaalka iyo dimuqraadiyadda.
    3. Waxaa Yuusuf Axmed Maxamuud (Barre Faatax) loo magacaabay wasiirka Wasaaradda qorsheynta, horumarinta dhaqaalaha iyo xiriirka caalamiga ah.
    4. Waxaa Caydaruus Axmed Faarax Odey, loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Deegaanka, daaqa iyo Isbedelka Cimilada.
    5. Waxaa Farxaan Cali Xirsi loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo isgaarsiinta.
    6. Waxaa Cabdifataax Ugaas Yaasin loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo garoomada.
    7. Waxaa Cabdinaasir Yuusuf Xaaji Xirsi loo magacaabay wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta masiibooyinka.

    Xubnaha Wasiir Ku-xigeenada :-

    1. Waxaa Cabdiraxmaan Yuusuf Faarax loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR ta.
    2. Waxa Eng Maxamed Cali Ismaaciil loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda dekadaha iyo gaadiidka badda.
    3. Waxaa Bille Maxamuud Axmed (Qabowsade) loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.
    4. Waxaa Xassan Jaamac Ismaaciil loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanadda xoolaha.
    5. Waxaa Cabdirashiid Cabdirisaaq Cabdi loo magacaabay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo khayraadka Badda.

    Xubnaha Wasiiru Dowlayaasha :-

    1. Waxaa Cabdiraxmaan Maxamuud Cismaan loo magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Hawlaha guud. Gaadiid iyo guriyeynta.
    2. Waxaa Maxamed Maxamuud Cismaan (Arbac) loo magacaabay wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda.
    3. Waxa Maxamed Jaamac Cabdiraxmaan loo magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda qoryshaynta, horumarinta dhaqaalaha iyo xiriirka Caalamiga ah.
    4. Waxaa Cali Maxamed Cismaan loo magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka.
    5. Waxa Eng Maxamed Ciise Lacle loo magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo garoomada.
    6. Waxaa Maxamed Cabdikaafi Maxamed loo magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda xanaanadda xoolaga.
    7. Waxa Najiib Barkhad Warsame loo magacaabay wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta iyo Isgaarsiinta.
    8. Waxa Mukhtaar Axmed Oday loo magacaabay wasiiru dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka cimilada.
    9. Waxaa Axmed Ibraahim Cawaale (Biid) loo magacaabay Wasiiru dowlaha Wasaaradda ganacsiga, warshadha igo Maalgashiga. ——–DHAMMAAD——-

    XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.