Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»“Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.
    Puntland

    “Madaxweyne Garsoorka dul istaag”WQ.Jibril Qoobey.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Garsoorka,ayaa kuu haray ee ku dar isbadalka,waxaa ku xiran guushaada hogaamineed iyo aakhridaada danbe.

    Garsoorka Puntland Dhulka,ayuu yaalaa mana haysto dadkii uqalmay in ay ka shaqeeyaan ee dul istaag.

    Si gaar ah Qoodhaa iyo Xeradaa Ina Taarane ka dhexsaar Garsoorka oo ugu yaraan Lataliye uga dhig Wasaarad lkn ka kaxee Cadaalada.

    Ku dhawaad 40 dhalinyaro ah oo aqoon Garsoor leh oo reer PL ah,ayaa jooga oo wax ka badali kara shaqada Garsoorka.

    Madaxweyne,waxaad ku guulaysatay…..

    1.Argagixiso la dirirkii.
    2.Dimuqraadiyadii.
    3.Maamul wanaagii 80%.
    4.Garsoorka raacso saad taariikhda uxirtid.

    Waa ku amaanan tahay in aad dib udhistay xarumaha Garsoorku ku shaqeeyo,balse raaci Dadka ka shaqaynaya in ay noqdaan dad qiimo leh oo alle ka cabsi iyo wax xeerin Ummaddeed ku jirto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.