Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….
    Puntland

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Trump,waxay dantu ugu jirtaa in heshiis la gaaro oo Wadaadadu isdhiibaan.

    Halka Wadaadada ay dani ugu jirto in dagaalku sii dheeraado.

    Trump,waxaa saaran cadaadis gudaha dalkiisa iyo mid caalamiya oo ku salaysan shidaalka sii qaaliyoobaya.

    Wadaadada oo ka faa’idaysanaya culayska saaran Trump,ayaa ku xiray Laba shuruudood heshiis la gaaro,kuwaasoo kala ah….

    1. In ay rabaan heshiis rasmi ah oo aysan mud kmg ah aysan ku furayn Marinka Hormus.
    2. In ay rabaan in ay helaan damaanadqaad ah Maraykanku in uusan dib usoo weerarayn.

    Wakhtigii Trump uqabtay Wadaadada,waa dhow yahay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.