Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka iyo Wadaada Iran oo wada hadal uga furmay Pakistaan
    Puntland

    Maraykanka iyo Wadaada Iran oo wada hadal uga furmay Pakistaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Pakistan,waxay muujisay awood diblomaasi,waxayna dhexdhexaadin uga jirta mid ka mid ah khilaafaadkii ugu cuslaa caalamka oo gacan ka hadal dhaliyay.

    Si kale hadii loo dhigo Wadanka aduunka ugu xooga badan iyo quwad Goboleed saamaynteeda leh,ayay dhexdhexaadinayaan.

    Mar kale hadii lsi kale loo dhigo khilaaf saamayn ku leh dhaqaalaha,siyaasada iyo amaanka Dunda ayay xal uraadinayaan Pakistaaniyiintu.

    Wada hadalkan,waxaa daadihinaya Rw,ku xigeenkiisa,Lataliyaha amniga qaranka iyo talyaha Ciidamada Pakistan.

    Maraykanka,waxaa ku matalaya wadahadalada M.xigeenka,Lataliyaha amniga Qaranka iyo Wiilka Trump.

    Kacaanka Wadaadada Iran,waxaa ku matalaya wadahadalada Gudoomiyaha Baarlamaanka, Wasiirka arimaha dibada,khuburo Milleteri iyo dhaqaale.

    Waa markii ugu horaysay ee Maraykanka iyo Iran toos isku soo hor fariistaan tan iyo 1979- kii.

    Xogta hoose ee laga helayo wadahadalada,ayaa aad ukooban,kaliya,waxay Pakistaaniyiintu muujinayaan niyad wanaag iyo in si fiican wax usocdaan.

    Caasimada Islamabad ee wada xaajoodku ka socdo,ayaa inta badan Ciidan fara badan lagu daadiyay,iyadoo umuuqata mud bandow ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    June 9, 2026

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    June 9, 2026

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    June 9, 2026
    Latest Posts

    Taliska Booliska Puntland oo xirxiray Askar Fandom samaysay

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Maxay kawada hadleen Jubaland iyo Maraykanka?

    Wararkii ugu danbeeyay dadaalka dhexdhexaadineed Ee Turkiga

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.