Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Trump oo Xabad joojin dhexdhigay Israa’iil iyo Lumnaan
    Puntland

    Trump oo Xabad joojin dhexdhigay Israa’iil iyo Lumnaan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Joojinta dagaalka Lubnaan iyo Israa’iil Trump,waxay utahay diblomaasiyad wanaagsan oo uu hirgeliyay.

    Labada hogaamiye ee Israa’iil iyo Lumnaan,ayuu ku casumay Aqalka Cad si ay ugu wada hadlaan.

    Wadamadan,ayaan yeelan wadaxaajood macno leh tan iyo 1983-dii,waxaana la filayaa in uu kulankoodu noqdo mid macno leh oo kusoo aaday xilli xasaasiya.

    Sii socoshada dagaalka,wuxuu fursad siinayay Xisbullaah,wuxuuna kicinayay shucuubta Carabta ee Gobolka.

    Sidoo kale dhabarjab siyaasadeed,ayuu ku ahaa xulufada Maraykanka ee Gobolka.

    Israa’iil in ay aqbasho 10 Beri oo Xabad joojin ah xilligan,waa udiyaar oo shaqadii ay rabtay way ka qabsatay Xisbullaah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.