Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah
    Puntland

    Puntland oo Xasan Shiikh ugu baaqday in uu qabto Shir Deg-deg ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    In uu qabto Shir looga xaajoonayo doorasho laysla ogol yahay intaan wakhtigu ka dhamaan,ayay PL usheegtay Xasan Shiikha haysta mudo sharciyeedka 30- ka Casho ah.

    Waa fursad iyo tilmaan ay PL siisay haduu ka faa’idaysanayo,waxaana ufuran in uu cayimo Shir looga xaajoonayo doorashada oo dhexmara PL,JL iyo DF.

    Dalkan wax haysta mudo xileed sharciyad leh oo go’aamo siyaasadeed soo saari kara,waxaa jira Maanta PL,JL iyo Villa Somaliyada 30- ka casho uharsan tahay.

    Hadii uu fahmo ishaarada PL siisay Xasan,waa badbaadayaa hadiise uu fahmi waayo oo isa sii adkeeyo,wuxuu gaari doonaa xilli,isagoo taagan laga tashto doorashada ama uu la maqaam noqdo musharaxiinta caadiga ah ee Kursiga doonaya.

    Fariinta PL,waa fursadii ugu danbaysay ee Xasan uu helo haduu ka faa’idaysto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    June 2, 2026

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    June 1, 2026

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    June 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo dhabarka ujeediyay ictiraaf raadintii Somaliland

    Mudug oo Boolis cusub tababar loogu soo xiray

    In ka badan 25-kun oo Arday oo ufariisatay imtixaanka Shahaadiga Ee Puntland

    Faallo:-Muxuu ka dhignaa weerarkii Ciidamada Laftagareen Ee Baydhabo?

    Beesha caalamka oo baaq udirtay hogaamiyayaasha Somalida

    At Least 10 Soldiers Killed in Clashes in Baidoa as Forces Clash in Urban Fighting

    Maraykanka oo ka niyad jabay dhismaha Dowlad dhexe oo xoog leh oo Somaliyed

    Maraykanka oo hirgeliyay Xaafiis amniga Badaha ah oo SL iyo PL isku xiraya

    Faallo:-SL ma waxay ku xadgudubtay Diinta Islaamka?

    Faallo:-Maxay PL uga dhigan tahay booqashada weftiga Maraykanka?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.