Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo safar shaqo kusoo gaaray degmada badhan ee Gobolka Sanaag, ayaa booqasho ugu tegay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire.
Weftiga Madaxweynaha waxaa qeyb ka ah Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Maxamed Baari Shire, xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda iyo Saraakiisha Ciidanka kala duwan ee Dowladda Puntland.
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan iyo Islaan Bashiir Islaan Cabdille,waa Labada Isin ee Caano shubka Ugaaska Murursade uga baaqday Xasan in uusan helin fursad uu iskula sawiro.
Suldaan Siciid,waxaa uga macno badatay aadistii Xamar kusoo dhaweynta Badhan Madaxweynaha Puntland.
