Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay uga dhigan tahay Mw Deni kulanka Xalane?
    Puntland

    Maxay uga dhigan tahay Mw Deni kulanka Xalane?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Shacabka Puntland saw uma cadaan siyaasadii Mw Deni ku hogaaminayay in ay miro dhashay?

    Maanta saw Dowlad Goboleedyadii Dalka PL ma matalayso oo Miiska masiirka kaligeed ma fariisanayso?.

    Maanta saw matalaadii Beesha Daarood Mw Deni kuma fadhiyo oo masiirkii ma go’aaminayo oo Xasan Slsiyaasiyiintii Daarood kala joogay ma noqon shaqaale Shirkad ushaqaynaya?.

    Afartii Sano ee lasoo dhaafay,wuxuu Mw Deni ka shaqaynayay in dib loosoo cesho maqaamkii sida fudud lagu wareejiyay ee PL,waxaana muuqata in uu guul ka keenay.

    Sadex Qodob,waa guul siyaasadeed oo Deni gaaray……

    1. Xasan oo Safaarada Maraykanka la keenay 15- Sano kadib ka bixidii Kmg.
    2. Mw Puntland oo matalaya dhamaan DG Dalka.
    3. Deni oo ku fadhiya Kursigii matalaada siyaasadeed ee Beesha Daarood ee guud ahaan Dalka.

    Kulankan,wuxuu Deni uyahay horumar siyaasadeed oo uu sameeyay oo ka turjumaya qab,qiyam iyo qadiyadii reer PL oo lasoo ceshay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    October 17, 2026
    Latest Posts

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?

    Ilhan Omar “La i aamusin maayo”

    RIYADH: Xuutiyiinta oo gantaalo ku dilay dad Sacuudiga u tagay Cumro










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.