Kulankii,waa soo xirmay,waxaana la ballamay Beri subax in laysku soo laabto.
Majiraan wax lagu heshiiyay.
Waxaa jira oo kaliya dabac dhanka Xasan ah oo uu leeyahay…
( Mar walba,waxaa loo baahnaan doonaa mudo xileed lagu qabto doorasho,marka hadaan isticmaalno Sanadka Dastuurku nasiinayo maxaad ku diidaysaan?
Taasna,waxaa loogu jawaab celiyay….
(Majiro Dastuur ku siinaya mudo xileed cusub oo Dastuurka Dalku,wuxuu ku siiyay Afar Sano oo Berri kaaga eg).
Ugu danbayn Beri,ayaa la ballamay,waxaa muuqata in Xasan rabo ku badalashada heshiis doorasho Sanad dheeriya oo loo ogolaado.
