Waa burburay wada xaajoodkii si rasmi ah.
Hal saac kaliya,ayaa lawada fadhiyay,waxaana laysku mari waayay qodobka ah…..
(Mudo xileedkii,waa kaa dhamaaday iyo igama dhamaan).
Xasan,wuxuu taagan yahay hadaan aqbalo in mudo xileedkii iga dhamaaday,waxaan luminayaa wax walba oo aan diyaarsaday.
BC kulan deg-deg ah,ayay ufariisatay,waxayna soo saari doontaa War.
