Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Mw Deni oo jeediyay khudbad gilgishay Xamar
    Puntland

    Mw Deni oo jeediyay khudbad gilgishay Xamar

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 16, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbadii awooda badnayd ee Mw Deni,waxay qarisay oo hawada ka saartay hadaladii Mowlaca uu ka jeedinayay Xasan Shiikh.

    Caawa way gilgishay Xamar khudbada Deni,waxayna ka qabsatay Media Somalida iyo Ra’yi caamkii Somalida……

    1. In uu Xamar joogo oo ka khudbaynayo macnay lahayd.
    2. Xog waranka uu sameeyay,waa loo baahnaa.
    3. Arinka in qaaraan loo urursho dadkii Xasan barakiciyay,waxay ahayd muhiim.
    4. Khudbadii Mw Deni ee Caawa,waxay ahayd mid taariikhiya oo ku beegantay Habeen taariikhiya oo kala guurka ah.

    5.Khudbadan,waxay ahayd mid markhaatigal ah oo reer PL ay Somalida iyo Caalamka ku markhaati gashanayaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.