Khudbadii awooda badnayd ee Mw Deni,waxay qarisay oo hawada ka saartay hadaladii Mowlaca uu ka jeedinayay Xasan Shiikh.
Caawa way gilgishay Xamar khudbada Deni,waxayna ka qabsatay Media Somalida iyo Ra’yi caamkii Somalida……
- In uu Xamar joogo oo ka khudbaynayo macnay lahayd.
- Xog waranka uu sameeyay,waa loo baahnaa.
- Arinka in qaaraan loo urursho dadkii Xasan barakiciyay,waxay ahayd muhiim.
- Khudbadii Mw Deni ee Caawa,waxay ahayd mid taariikhiya oo ku beegantay Habeen taariikhiya oo kala guurka ah.
5.Khudbadan,waxay ahayd mid markhaatigal ah oo reer PL ay Somalida iyo Caalamka ku markhaati gashanayaan.
