Xasan Shiikh si rasmi ah,ayuu unoqday Madaxweynihii hore ee Somaliya Caawa.
Dowladii Fadaraalka way dhacday,waxaana burburay sharciyadii.
Caawa,waxay ahayd Habeenkii ay ugu danbaysay Sharciyad Somali wada leedahay oo shaqaynaysa.
Xasan Shiikh ayay Gacantiisa ku burburtay Jamhuuriyadii Sadexaad ee Somaliya.
Nasiibdarro 20-Sano wixii lasoo dhisayay,way dumeen,waxaana dib loo noqday 20-Sano.
