Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wefti sare oo Maraykan ah oo kusoo wajahan PL
    Puntland

    Wefti sare oo Maraykan ah oo kusoo wajahan PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.May 18, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti ka socda Safaarada Maraykanka ee Somaliya oo uu hogaaminayo ku simaha Safiirka ayna qayb ka yihiin saraakiil Ciidan iyo uqaybsanaha Safaarada ee arimaha maalgashiga,ayaa 20-ka Bishan kusoo aadan PL.

    Waa safar horay usii qorshaysnaa oo hadana kusoo beegmay xilli Somaliya gashay kalaguur.

    Qodobada ay kawada hadli doonaan PL iyo Maraykanka,ayaa kala ah…..

    1. La dagaallanka argagixisada.
    2. Ka faa’idaysiga Macdanaha muhiimka ah iyo naalgashiga.

    Iyadoo Labadaas qodob laga duulayo Maraykanku,wuxuu PL ka taageerayaa xoojinta awooda Ciidamada PL iyo soo saarista Macdanta Dhulka PL ku jirta.

    Saldhig Milleteri oo uu ka dhisanayo PL,kaasoo hadaba shaqadiisu socoto,ayaa qayb ka ah arimaha laga wada hadli doono.

    Sidoo kale shirkadaha Macdan qodista ee Maraykanka,ayaa soo dagaya gudaha PL.

    Ciidamada PL,waxay ka heli doonaan Maraykanka….

    B.Tababar.
    T.Qalab.
    J.Taageero maaliyadeed.

    Maraykanka iyo PL,waxay horay ukala saxiixdeen heshiis iskaashi oo amaan.

    Si guud R.Galbeedku,waxay u arkaan PL Dhul Juquraafi ahaan ku yaal Laba Badood oo muhiim ah oo ay tahay in lagala shaqeeyo Sadex arimood……

    1.Argagixisadu in aysan ku xoogaysan.

      2.Amniga Badahaas muhiimka ah.

      3.Shaqo abuurka,maalgashiga iyo barnaamijyada horumarinta adeega bulshada.

        Fashilka ku dhacay Villa Somaliya,wuxuu sii xoojiyay dood socotay oo ahayd PL si gaar ah haloo tixgeliyo oo haloola shaqeeyo,waa maamul masuul ah oo si fiican udhisan.

        Follow on Google News Follow on Flipboard
        Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

        Related Posts

        Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

        September 2, 2026

        Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

        September 2, 2026

        Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

        September 2, 2026
        Latest Posts

        Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

        Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

        Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

        Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

        Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

        Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

        MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

        Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

        Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

        Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

        Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
        • Home
        • Puntland
        • Somalia
        • News in English
        © 2026 Idil News

        Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.