Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay
    Puntland

    Safiirkii Turkiga Ee Somaliya oo la badalay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 9, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kulankii uu Xasan Shiikh la qaatay 16-May maalin kadib markii sharciyadu ka dhamaatay oo ugu yeeray in uu yahay Mw JFS,waxay sababtay in uu shaqadiisii ku waayay Safiirkii Turkiga ee Somaliya.

    Waxaa kaloo la badalay shaqaalihii muhiimka ahaa ee Safaarada Turkiga ee Somaliya.

    Waxaa la oran karaa guud ahaan shaqaalihii Safaarada 70%,waa la badalay.

    “Turkish Foreign Minister Hakan Fidan on Tuesday announced a new round of diplomatic appointments, assigning ambassadors and senior diplomats to key overseas missions, including Türkiye’s embassy in Somalia.

    Ferhat Alkan was appointed as the new ambassador to Somalia, replacing Alper Aktaş, who had been serving as the Turkish ambassador to Somalia since March 2024″.

    Sidoo kale Turkidu,waxay ku dhaqaaqeen door dhexdhexaadineed oo waxay la kulmeen Siyaasiyiinta Xamar,waxay kaloo codsi booqasho usoo dirsadeen PL,balse weli PL ma aqbalin.

    Talaabadan,waxay Dowlada Turkigu uga jawaab celinaysaa Carada Shacabka Somaliyed ka muujiyeen talaabooyinka Turkiga uu Xasan ku garabsiinayo.

    Nacayb,ka fogaansho iyo xumaan,ayay Somalidu meel ay joogtaba uqaaday Dowlada Turkiga.

    Khaladkii siyaasadeed iyo Diblomaasi oo ugu weynaa ayay Turkidu ku dhaceen markay Xasan ku taageereen ku tumashada Dastuurka Somaliyed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    September 2, 2026

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    September 2, 2026

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    September 2, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.