Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»JARIIBAN: Dil toogasho ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Taliye Guuleed Kadleeye
    Puntland

    JARIIBAN: Dil toogasho ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Taliye Guuleed Kadleeye

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 17, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ibraahim Axmed Kooshin oo dilay habeen kahor Allaha u naxariistee Taliyihii Booliska degmada Jariiban G/lle Guuleed Kadleeye – ayaa saaka lagu fuliyay qisaasta dilka Guuleed.

    Marxuum Ibraahim oo ay soo qabteen laamaha Ammaanku saacado kaddib dilka Guuleed Kadleeye, ayaa shalay ehelladiisu ku wareejisay qoyska uu ka dhashay Taliye Guuleed.

    Talaabada toogashada qisaasta ah loogu fuliyay dilaaga Taliye Kadleeye ayaa loo arkaa mid wax ka bedelaysa xaalka Amni ee gobolka Mudug, iyadoo farriin u diraysa kooxaha abaabulan ee dilalka ka geysta gobolka iyo maleeshiyaadka hubaysan ee u shaqeeya gacmaha ka baxsan kuwa dowladda Puntland.

    IDILNEWS NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Nin loo qabtay dilka Taliyihii Booliska Jariiban.

    July 16, 2026

    Madaxweyne Deni “Dekedda Boosaaso ma xirna, ma jirto canshuur kordhin”

    July 15, 2026

    PUNTLAND: Siciid Deni – ma ka guuleystay maleeshiyaadkii hubeysnaa ?

    July 15, 2026
    Latest Posts

    JARIIBAN: Dil toogasho ah oo lagu fuliyay ninkii dilay Taliye Guuleed Kadleeye

    Nin loo qabtay dilka Taliyihii Booliska Jariiban.

    Madaxweyne Deni “Dekedda Boosaaso ma xirna, ma jirto canshuur kordhin”

    PUNTLAND: Siciid Deni – ma ka guuleystay maleeshiyaadkii hubeysnaa ?

    5 Kun oo qoys oo kusoo barakacay deegaanada Puntland

    Midowga Yurub oo ‘Sool Bari’ u aqoonsan dhul halis ah

    WARBIXIN: Copenhagen oo loo aqoonsaday magaalada ugu Nolal wanaagsan Caalamka

    Puntland: Taariikhda Dhismaheeda, Sababihii Keenay iyo Himiladii Soomaaliyeed W/Q: Yaasiin Cabdisamad

    Xildhibaan Xareed “Faroole waa xaajo yaqaan dal iyo dad jecel”

    Deni oo furay Shirweynaha xoojinta wadashaqeynta iyo maamul daadajinta Hay’adaha Puntland

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.