Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»π‚πˆπ‹πŒπˆ-ππ€π€π‘πˆπ’: Saamaynta Dhaqaale ee Colaadda Iiraan iyo Israa’iil ku yeelatay Puntland
    Puntland

    π‚πˆπ‹πŒπˆ-ππ€π€π‘πˆπ’: Saamaynta Dhaqaale ee Colaadda Iiraan iyo Israa’iil ku yeelatay Puntland

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJuly 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Bangiga Dowladda Puntland, gaar ahaan qaybta Istaatiitikada iyo Cilmi-baarista Bangiga oo kaashanysa Kuliyadda Cilmiga Bulshada iyo Dhaqaalaha ee Jaamacadda Bariga Afrika Garowe, ayaa daabacday cilmi-baaris cinwaankeedu yahay:

    β€œSaamaynta Dhaqaale ee Colaadda Iiraan iyo Israa’iil ku yeelatay Soomaaliya gaar ahaan Puntland ”

    Daraasaddan waxay si qoto dheer u falanqaynaysaa saamaynta dhaqaale ee colaadda Iiraan iyo Israa’iil ku yeelatay Puntland, iyadoo diiradda saareysa kororka sicir-bararka, qiimaha shidaalka, ganacsiga, sugnaanta cuntada, iyo hab-nololeedka.

    Sidoo kale, waxay soo bandhigaysaa talooyin ku saleysan caddeymo cilmiyeed oo lagu xoojinayo adkeysiga dhaqaalaha iyo taageeridda dejinta siyaasado iyo go’aanno xog ogaal ah.

    Daabacaaddani waxay muujinaysaa sida ay Bangiga Dowladda Puntland uga go’an tahay Horumarinta cilmi-baarista, xoojinta iskaashiga Hay’adaha, iyo soo saarista aqoon wax ka qabata caqabadaha jira, kana qeyb qaadata horumar waara .

    Bangiga Dowladda Puntland wuxu u mahadcelineynaa Jaamacada Bariga Africa kaalintii qiimaha lahayd ee ay ku lahaayeen hirgelinta mashruucan cilmi-baariseed.

    Cilmi baaristan ayaa lagu daabacay joornaalka : Scientific Research Publishing (SCIRP) – Open Journal of Social Sciences (Luulyo 2026).

    πŸ“– Akhriso cilmi-baarista oo dhammaystiran halkan:

    https://www.scirp.org/journal/paperinformation?paperid=152518

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    September 7, 2026

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    September 6, 2026

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    September 6, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dhismaha Hay’adda ururinta Taariikhda Puntland

    Puntland’s Emerging Maritime Security Role in the Horn of Africa

    XOG: Xubno katirsan NISA oo loo xiray lunsashada Malaayiin dollar

    Kacdoon ka dhan ah Turkey oo ka bilowday K/Soomaaliya

    GEDO: Itoobiya iyo Kenya oo Baarayaal u dirsaday Doollow

    XOG: Xassan Shiikh oo ku jira Isbitaal ku yaal Serbia

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.