Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hub laga dajiyay Koonfur Gaalkacyo oo la qabsaday.
    Puntland

    Hub laga dajiyay Koonfur Gaalkacyo oo la qabsaday.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 4, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hub uu maamulka waqtigiisu dhammaaday ee Xassan Shiikh ka dejiyay garoonka diyaaradaha Koonfurta magaalada Gaalkacyo, loona wadday maleeshiyaadka ilma Diyaano ayaa la dhacay, kaddib markii ay jidka u galeen maleeshiyaad hubaysan.

    Hubka oo u badnaa hoobiyayaal, lagana soo saaray kaydka Ciidanka Xoogga Dalka Muqdisho, ayaa lagu soo qaaday diyaarad. Waxaana ayaa qorshuhu ahaa in la geliyo Xerada ay ku jiraan maleeshiyaadka ilma Diyaano ee uu horjoogaha u yahay Maxamuud Diyaano, taas oo ay hareereeyeen Ciidanka Dowladda Puntland.

    Sirdoonka Puntland ayaa si dhow ula socday hubkan, waxaana laamaha Ammaanka gobolka Mudug lagu wargeliyay soo qaadista hubka iyo dajintiisa.

    Maleeshiyaadka hubka qabsaday ayaa la xaqiijiyay in ay yihiin Hal qoys, waxaana fashilmay isku day ay sameeyeen Ciidan galbinayay hubka, oo doonayay in ay difaacaan, balse iska hor imaad dhexmaray ayaa keenay inay ku awood roonaadaan maleeshiyaadka.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    August 5, 2026

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    August 5, 2026

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    August 5, 2026
    Latest Posts

    BOOSAASO: Cabdulaahi Diyaano iyo maleeshiyaadka la jooga oo is dhiibis dalbaday

    Cali Xoosh iyo Xildhibaanad Ifraax Nooleeye oo lagu kala jiiday garoonka Muqdisho

    Akhriso: Puntland oo qabatay Hub Dowladda Chine ugu deeqday DFS

    Booliska Puntland oo war kasoo saaray howlgalka lagula wareegay Xerada ilma Diyaano

    WAR DEG DEG AH: Maxamuud Diyaano iyo maleeshiyaadkiisa oo isku dhiibaya Ciidanka Puntland

    Sidee ku bilowday howlgalka Ciidanka Puntland ka wadaan Gaalkacyo?

    DEGDEG: Ciidanka Puntland oo weeraray Xerada ilma Diyaano ee Gaalkacyo

    Akhriso: Golaha Mustaqbalka oo ka digay colaada Xassan Shiikh ka hurinayo Gaalkacyo

    Puntland “Xassan Shiikh colaad buu ka hurinayo Gobolka Mudug”

    Hub laga dajiyay Koonfur Gaalkacyo oo la qabsaday.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.