Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MUDUG: Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Goldogob
    Puntland

    MUDUG: Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Goldogob

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyAugust 12, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Puntland, H.E Said Abdullahi Deni ayaa maanta ku wajahan degmada Goldogob ee gobolka Mudug, halkaas oo uu kulamo kula yeelanayo maamulka degmada, saraakiisha iyo odayaasha dhaqanka oo uu ugu horreeyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed.

    Diyaar-garowga soo dhaweynta Madaxweyne Deni ayaa si weyn looga dareemayaa degmada Goldogob.

    Safarka Madaxweynaha ee Goldogob ayaa kusoo aadaya xilli si nabad ah xal looga gaaray maleeshiyaad hubeysan oo kasoo jeeda Goldogob, kuwaas oo horey u sheegay in ay yihiin Ciidan Federal, balse dadaalo ay sameeyeen Waxgaradka Beesha Leelkase lagu soo afjaray, kuna biireen Ciidanka Puntland, iyadoo la mariyay diiwaanka Ciidanka Dowladda, lana qorsheynayo in tababar dib loo galiyo.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wajiga 1aad ee Waddada Gaalkacyo – Bacaadweyn

    August 11, 2026

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay nin Dil geystay

    August 10, 2026

    Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba iyo bulshada cabsanaysa

    August 10, 2026
    Latest Posts

    MUDUG: Madaxweyne Deni oo maanta ku wajahan Goldogob

    Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray wajiga 1aad ee Waddada Gaalkacyo – Bacaadweyn

    Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay nin Dil geystay

    Ciidanka Itoobiya oo ka baxay Buurhakaba iyo bulshada cabsanaysa

    GAALKACYO: Maxaabiista maleeshiyaadka ilma Diyaano oo xabsiga Garoowe la keenay

    Ujeedada: Madaxweyne Deni oo safar degdeg ah ku tagay Gaalkacyo

    GAROOWE: Heshiis laga gaaray maleeshiyaadka Jimcaale ee Xerada Ligle

    GAALKACYO: Beesha Leelkase oo go’aan ka gaartay maleeshiyaadka Xerada Istanbul

    Puntland oo dambiyo kusoo oogaysa siyaasiyiinta iyo saraakiisha abaabulay falalka Amni darro

    Puntland Forces Seized FGS infiltrated Camp in Galcaio, Puntland – Somalia

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.