Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran
    Puntland

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 2, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Mareykanka,ayaa bartilmaameedsaday goobo ay leeyihiin Ciidanka Ilaalada Kacaanka Wadaada Iran (IRGC), kuwaas oo ay ka mid yihiin…

    1.Fariisimaha difaaca hawada.
    2.Nidaamyada Raadarada.
    3.Hantida illalada Kacaanka.
    4.Saldhigyadooda Badda.
    5.Awoodooda dhigida Miinada Badda.
    6.Xarumaha isgaarsiinta illaalada Kacaanka.

    Weeraradan,ayaa yimid ka dib isku-dayo dhawaan dhacay oo ay IRGC ku doonaysay in ay ku weerarto Maraakiibta ganacsiga ee marinka Hormus iyo Ciidamada Mareykanka.

    In ka badan 50,000 oo Askari oo Mareykan ah,ayaa hadda ka hawlgalaya Bariga Dhexe, iyagoo weli ah kuwo feejigan, awood leh, isla markaana diyaar u ah in ay sii wadaan fulinta hawlgallada.

    Xigasho: US Centcom.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    September 2, 2026

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    September 1, 2026

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    September 1, 2026
    Latest Posts

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Madaxweyne Deni oo magacaabaya Agaasimayaal Guud

    Madaxweyne Cirro oo booqanaya Mareykanka & dadaalka uu wado Xassan Shiikh

    Puntland is a territory the U.S. has specifically earmarked with in Somalia.

    Maxay ka wada-hadleen Madaxweyne Deni iyo saraakiisha Mareykanka ah?

    BOOSAASO: Puntland iyo Mareykanka oo labo arrimood ka wada-hadlaya

    Ciidamo cusub oo la geeyay Garacad, kaddib go’aankii Madaxweyne Deni

    Puntland Gains Western Policy Advantages

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.