Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah
    Somalia

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 19, 2026No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Mareykanka ayaa uga digtay shacabkeeda iyo dublamayaasiyiinta dalkeeda in ay u safraan dalalka Barriga dhexe, sababo la xiriira arrimo amni.

    Safaaradaha Mareykanka ee dalalka Jordan, Lebanon, Qatar, Iran, Iraq, Israel, Bahrain, Oman, Saudi Arabia, UAE iyo Yemen – ayaa lagu sheegay in ay jirto khatar amni oo sarre, iyadoo loogu baaqay dadka Mareykanka in aysan u safrin.

    Digniinta Mareykanka ee 11 dal ee ku jira liiska digniinaha amniga ayaa muujinaysa in gobolka oo dhan uu ku jiro walaac iyo feejignaan xooggan.

    Tan ayaa ka dhigan in xiisada Barriga dhexe ay tahay mid si dhameystiran u saameysay dhammaan dalalka, ayna sareyso khatar dagaal weyne uu dalku aado.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    October 18, 2026

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    October 17, 2026

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    October 17, 2026
    Latest Posts

    Mareykanka oo digniin kasoo saaray 11 dal oo Barriga dhexe ah

    Duqa Garoowe oo Vienna uga qeybagalaya Shirka Maayarada Adduunka

    GAALKACYO: Garsoorka culimada oo dhageystay dacwada wiil yar oo la isku haystay

    Ethiopia’s Ambassador Misreads the Geopolitics of the Horn of Africa.

    Khasaare ka dhashay Daadad kusoo rogmaday deegaano katirsan Puntland

    Itoobiya oo casuumad u dirtay Cabdiraxmaan Cirro [Abiy oo Somaliland ka doonaya Hal Qodob]

    Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga gobolka Mudug?

    Madaxweyne Cirro oo dib ugu soo laabtay Hargeysa

    DEGDEG: Puntland oo qabatay Doonyo Iran iyo 60 shaqaale ah oo saarnaa

    Maxay ka dhigan tahay in Trump uu ‘Somaliland ugu yeero dal’?










    AD







    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.