Shacabka Puntland, gaar ahaan shacabka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn ayaa weli ku jira safafka codeynta doorashada hordhaca ee Golaha Deegaanka saddexda degmo, waxaana soo gaba-gaboobi raba waqtigii loogu talagalay doorashooyinka.
https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/1100386820766637
Idilnews