Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa goor-dhow furaya kalfadhigga 49-aad ee Golaha Wakiillada Puntland, isagoo ka jeedinaya khudbad uu uga hadlayo xaalada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.
https://www.facebook.com/Puntlandstatetv/videos/604590040687815
Idilnews