Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»TPLF oo la wareegtay gacan ku heynta magaalada Dessie
    Somalia

    TPLF oo la wareegtay gacan ku heynta magaalada Dessie

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wakaalada wararka ee Reuters ayaa sheegtay in TPLF ay la wareegtay gacan ku haynta magaalada muhiimka ah ee Dessie, iyadoo soo xigatay afhayeen u hadlay TPLF iyo goob joogayaal ku sugan magaalada.

    Waxaa xusid mudan in dagaal ku dhawaad 7aad qaatay oo toos ah uu kasocday duleedka magaalada taasoo ay ciidamada dawlada itoobiya oo kaashanaya maleeshiyaadka axmaaradu ay dadaal ugu jireen sidii aysan magaaladu uga baxdeen gacanta dawlada dhexe.

    Magaalada Dessie ayaa leh muhiimad balaadhan oo dhanka isku xidhka caasimada Addis Ababa iyo Galbeedka iyo waqooyiga itoobiya, waxaana ay mariin u tahay isu socodka ganacsiga ee Djibouti iyo galbeedka itoobiya.

    Majiro war rasmi ah oo kasoo baxay dawlada dhexe iyo tan deegaanka axmaarada oo ku aadan sheegashada TPLF ee qabsashada magaalada Dessie.

    Sdm
    Hassan Awliyo

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.