Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Muxuu Madaxweyne Deni kala hadlay madaxda Wasaaradda Maaliyadda ? (VIDEO)
    Somalia

    Muxuu Madaxweyne Deni kala hadlay madaxda Wasaaradda Maaliyadda ? (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 30, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kormeer shaqo ku yimi xarunta Wasaaradda Maaliyadda.

    Madaxweynaha waxaa xarunta ku soo dhaweeyey Wasiirku xigeenka Maaliyadda Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Maxmed Cabdulqaadir, Xisaabiyaha guud ee Dowladda Cumar Saalax Aadan, kusimha ahna Agaasime guud ku xigeenka Maamulka Keenadiid Cali Jaamac iyo Ku xigeenka Agaasimaha Guud ee Dakhliga Abshir Maxamed Abshir.

    Booqashada Madaxweynaha ee Wasaaradda Maaliyadda ayaa qayab ka ah eegista Miisaaniyadda 2022 oo ay diyaariyeen madxda Wasaaraddu wada tashina alag sameeyo.

    Kulan kaasi markii uu soo idlaaday Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Mudane Cabdi Ibraahim Warsame Qowdhan ayaa ka ahadlay

    “Madaxweynuhu waxa uu uyimi in uu xog-ogaal ka noqdo sida ay shaqadu usocto iyo ogaanshaha Miisaaniyaddii 2022 oo Wasaaraddu soo diyaarisay golaha Wasiiradda ayaa la Marin doonà kadibna Barlamaank ayaa lagayn doonaa ayuu yiri Wasiir Qawdhan.

    Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa madxda Wasaaradda Maaliyadda kula dar-daarmay in ay sameeyeen kor uqaadidda dakhaliga dalka.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.