Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wafti uu hoggaaminayo Guddiga Doorashooyinka heer Federaal Maxamed Xasan Cirro, ayaa soo gaaray magaalada Garoowe, isagoo sheegay inay u yimaadeen caasimadda Puntland dardar-gelinta Doorashooyinka Golaha Shacabka BJFS. Idilnews