Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Dowladda Ugandha oo xir xirtay 48 Ruux
    Somalia

    Dowladda Ugandha oo xir xirtay 48 Ruux

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 2, 2021No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Uganda, ayaa xirtey 48 ruux, oo loogga shakisan yahay qarax bambaano, kaasoo uu ku dhintey hal qof, magaalada caasimadda ee Kambala, taasoo lala xiriiriyey Kooxda Dowladda Islaamiga.

    Sida laga soo xigtey barta Daily Monitor, dadka laga shakisan yahay, ayaa lagu eedeeyey falkii ay ku kaceen inuu yahay mid argagaxisnimo, iyadoo lagu xirey dadkani hawlgal ay sameysay hey’adda nabad sugidda.

    Madaxweynaha Yugandha ayaa ku dhawaaqey in weerarka qaraxani yahay mid argagaxisnimo, laakiin booliiska Yugandha ayaan wax weyn kasoo qaadin sheegashada Kooxda Dowladda Islaamiga ee qaraxani.

    Xiligaa kadib, ayaa dalka Yugandha, waxaa ka dhacey qarax kale oo lala beeg sadey bas, kaasoo u socdey magaalo ku taalla bartamaha dalkani ee Mbigi, taasoo uu Madaxweyne Musefeni sheegay in qaraxaasi uu ku dhintey dhagar qabihii.

    Booliiska dalka Yugandha, ayaa kal hore xirey laba qof, kuwaasoo loogga shakiyey iney maal galiyaan kooxda ADF oo saldhig ku leh dalka Kongo DR, laguna eedeeyey iney ka dambeeyeen labada qaraxba.

    Idilnews

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    June 7, 2026

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    June 7, 2026

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    June 5, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo dib ugu soo laabtay Garoowe & wafuud Sare oo la sugayo.

    Xassan Shiikh oo weli hurinaya colaad, si loo fashiliyo daddaalada Beesha Caalamka.

    Qaramada midoobey oo shaacisay khasaaraha dagaalkii Muqdisho

    Faallo:-Xasan Shiikh,waa hogaamiye dagaal oo cusub

    Xoghayaha Guud Ee QM oo digniin culus kasoo saaray xaalka Somaliya

    Turkiga oo fashil uu ku yimid faragelinta uu ku sameeyay Xamar

    Faallo:-Si fudud,ayaa looga adkaanay Xasan Shiikh.!!

    Puntland iyo Jubaland oo Eeda dagaalka saaray Xasan Shiikh

    Ugu danbayn Denmark oo yeelatay Dowlad wadaag ah

    Maxay BC ka tiri dagaalka Xasan Shiikh ku qaaday Sh.Shariif iyo Khayre?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.