Guddiga Arrimaha gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyadda ayaa maanta fadhigii 5-aad ee Golaha kasoo jeediyey Warbixin ku saabsan Waxqabadka Guddiga iyo Kormeero ay sameeyeen mudadii u dhaxeysay labada Kalfadhi.
https://www.facebook.com/ParliamentofPL/videos/589413602477868
Idilnews